Askari katirsan Ciidanka Difaaca Kenya oo laayay xubno Qoyskiisa kamid

Askari katiran ciidanka difaaca dalka Kenya ayaa dilay xubno qoyskiisa kamid ah , waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn maanta u hadal hayaan warbaahinta kala duwan ee dalka Kenya. Wargeyska Daily Nation ayaa ku waramay in akarigan uu kasoo tagay saldhig fog uu ku sugnaa, waxaana askariga markii uu soo gaaray guriga qoyskiisa oo … Continue reading Askari katirsan Ciidanka Difaaca Kenya oo laayay xubno Qoyskiisa kamid